Acid Attack Claim Becames Hoax
Duration: 3:45
Jigjiga (CakaaraNews) "Dear Mr President, see my face, then read the information of my Problem" "Mudane Madaxwayne Ma u Qalmaa ...", waxaa ay erayadani ka mid ahaayeen erayo ku qornaa marro cad oo gabadh da'yar ay la dhex wareegto Caasimada Dawlad Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Gabadhan oo la ...
Tacsiidii Stockholm
Duration: 4:27
Waa Tacsidii ka dhacday stockholm kadib markii qoys somali ah uu dab ku qabsaday stockholm halkaaso ay ku geeriyoodeeyn hooyo soomaal ah iyo shan caruur ah oo ay dhashay iyo gabadh ay qaraabo ahaayeen.
600 Somali kids in london best tutor school.part 1
Duration: 10:01
ChoiceTvSomali is a video project run by Nabiil and Dragoncut aimed at giving young people the opportunity to express themselves on issues relevant, and important, to them. The Full Episodes are 10 to 20 minute videos presented as a magazine style television show. They feature interviews, short ...
Gaadada Mohamed yare
Duration: 6:05
waa heestii cusbayd, gaadada waxaase dib ugu luuqaynaaya iyadoo kaban, fanaan ku nool wadanka australia, mohamed yare
AminaWeris_Manchester_Part2.wmv
Duration: 5:29
Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Mabaadiida Xisbiga Kulmiye na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland. Magaalada Manchester ayaa xalay oo Jimce ahayd, bishuna Novemberna ahayd 28 2008 ...
Shifto Ooman Inay UBO Injirleey Tahay By Qureesh Band (Fiiq)
Duration: 3:53
Shifto Ooman Inay UBO Injirleey Tahay By Qureesh Band oo ku sugan Gobolka Fiiq. Qureesh Band waa koox suugaaneed oo ay samaysteen dhalinyaro wiilal & gabdho ah oo ku nool Gobolka Fiiq, waxaana loogu magac daray gabadh ciyaari jirtay Dhaantada oo Qureesh la yidhaahdo oo shuftada UBO ay sannadkan ...
Xayeesiska keydmedia.net V2
Duration: 0:31
Xayeesis Casri ah baad rabtaa? la soo Xiriir keydmedia.net Designed by Sahal Ali Said Hassan - keydmedia.net ----------------------------------------- www.keydmedia.net www.keydmedia.com www.keydmedia.org